Baro Casharro Online ah oo Casri ah

Arday252 waa goob waxbarasho online ah oo loogu talagalay ardayda Soomaaliyeed. Baro xisaab, physics, chemistry, biology iyo luuqado si fudud oo degdeg ah.

Casharrada

Maadooyinka Waxbarasho

Baro xirfado, gaar guulo! Ku soo biir kumannaan mahdisay aqoon kororsiga ay heleen.

« Previous Next »

Diyaar ma u tahay inaad bilowdo barashada?

Ku biir kumanaan arday oo qaadanaya  waxbarashao online ah

Waxbarasho Casri ah oo Loogu Talagalay Ardayda Soomaaliyeed

Arday252 waa goob waxbarasho online ah oo casri ah oo loogu talagalay ardayda Soomaaliyeed ee dugsiyada hoose, dhexe iyo sare. Waxaan bixinaa casharro video ah, buugaag PDF, imtixaano iyo macalimiin khibrad leh.

Ujeedadayadu waa inaan ardayda Soomaaliyeed siino fursad waxbarasho oo casri ah oo ay ku heli karaan meel kasta oo ay joogaan, si ay u horumaariyaan aqoontoodda iyo mustaqbalkooda.

Arday252 waa website aad kaheli karto courses iyo xirfado.

Phone: +254727397278

Email: Info@Arday252.com

Working Hours

Subscription

Subscribe your Email address for latest news & updates

©2025,All Rights Reserved by Arday252

Want to receive push notifications for all major on-site activities?