About Course
Haddii aad hore u lahayd Facebook Page, ama mid cusub koorsadan waxay si gaar ah kuu baraysaa sida Content Monetization loogu furo page-kaas adigoon mid cusub bilaabin.
Waxaad si faahfaahsan ugu baran doontaa:
-
Sida loo hubiyo in page-kaagu u qalmo Content Monetization
-
Sida loo saxo khaladaadka iyo xayiraadaha (policy issues) ee kaa hor istaagi kara monetization
-
Sida content-kaaga loogu waafajiyo shuruudaha Facebook
-
Sida si sax ah loogu codsado oo loo hawlgeliyo monetization tools
-
Sida loo kordhiyo followers, views, iyo watch time si page-ku u noqdo mid lacag sameeya
📌 Muhiim:
-
Looma baahna page cusub
-
Waxaad ka shaqeynaysaa page-ka aad hadda haysato
-
Wax walba waa step by step
-
🔁 Koorsadu waa mid si joogto ah loo update-gareeyo
Koorsadani waxay kaa caawinaysaa inaad page-kaaga hore u beddesho il dakhli 💰🚀
Facebook Content Monetization Course
Course Content
Hordhac Koorsada
-
kusoo dhawoow koorsada
03:28:00 -
06:32:00
Facebook Content Monetization
Create Facebook page
Niches ugu fiican
Korinta page hel Followers badan
Sidee location-ka u badali kartaa ?
Habka lacag labixida Facebook
Earn a certificate
Add this certificate to your resume to demonstrate your skills & increase your chances of getting noticed.