Skip to main content

Welcome to Arday252

4.33
(3 Ratings)

Facebook Content Monetization Course

Uncategorized
Wishlist Share

About Course

Haddii aad hore u lahayd Facebook Page, ama mid cusub koorsadan waxay si gaar ah kuu baraysaa sida Content Monetization loogu furo page-kaas adigoon mid cusub bilaabin.

Waxaad si faahfaahsan ugu baran doontaa:

  • Sida loo hubiyo in page-kaagu u qalmo Content Monetization

  • Sida loo saxo khaladaadka iyo xayiraadaha (policy issues) ee kaa hor istaagi kara monetization

  • Sida content-kaaga loogu waafajiyo shuruudaha Facebook

  • Sida si sax ah loogu codsado oo loo hawlgeliyo monetization tools

  • Sida loo kordhiyo followers, views, iyo watch time si page-ku u noqdo mid lacag sameeya

📌 Muhiim:

  • Looma baahna page cusub

  • Waxaad ka shaqeynaysaa page-ka aad hadda haysato

  • Wax walba waa step by step

  • 🔁 Koorsadu waa mid si joogto ah loo update-gareeyo

Koorsadani waxay kaa caawinaysaa inaad page-kaaga hore u beddesho il dakhli 💰🚀

Facebook Content Monetization Course

Show More

Course Content

Hordhac Koorsada

Facebook Content Monetization

Create Facebook page

Niches ugu fiican

Korinta page hel Followers badan

Sidee location-ka u badali kartaa ?

USA page sida loo sameeyo

Habka lacag labixida Facebook

Ai Kusamey Muuqalada Facebook

Facebook Tips & Tricks

Ai

Earn a certificate

Add this certificate to your resume to demonstrate your skills & increase your chances of getting noticed.

selected template

Student Ratings & Reviews

4.3
Total 3 Ratings
5
1 Rating
4
2 Ratings
3
0 Rating
2
0 Rating
1
0 Rating
CM
1 week ago
Ustaad waad mahadsan tahay laakiin wax walbo waxaad ku base gareeysay wadan ka aad joogto waxyaabaha oo dhamina loo ogol yahay anagane Somalia ayaan ku nool nahay oo aan Facebook iyo PayPal ka shaqeynin
Course ka wax badan baan tabaynaa
MI
3 months ago
Thanks laakiin ma ahan course dhamaystiran

Want to receive push notifications for all major on-site activities?

✕