Welcome to Arday252

Quick Typing

Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

Koorsadan, waxa aad ku baraneysaa in aad si degdega wax ugu qorto Keyboard-ka computerkaaga. Hadii aad koorsadan dhameyso, waxa aad awood u yeelan doontaa (EEBE idankii) in aad wax ku qorato Computer-kaaga adigoo aan fiirin keyboardkaaga ama indhaha isku haaya. Iska diiwaangeli koorsadan, si fududna ku noqo qof khabiir ku ah qoraalka degdegga ah ee Computerka! Si aad u barato Koorsadan, waxa aad u baahantahay keliya Computer.

Quick Typing

Course Content

Maalinta 1aad: Soo dhaweyn. Soo dagso Mavis 20 oo cinwaan ka sameyso.

  • T1 1 Ku soo dhawow koorsada qoridda degdegga ah Typing
    00:58
  • Soo dagso kuna shub Computerkaaga Mavis Beacon 20
    05:18
  • Iska diiwaangeli barnaamijka Mavis Beacon 20
    05:47
  • Sida loo xiro dibna loo soo galo barnaamijka Mavis 20
    02:56

Maalinta 2aad: Soo dagso Mavis 15, cinwaanna ka sameyso.

Maalinta 3aad: Faraha si sax u saar Keyboard-ka, bilow qoraalka.

Maalinta 4aad: Baro Xarfaha GH’RUTY

Maalinta 5aad: Baro Xarfaha QWOPVBNMZXCV

Maalinta 6aad: Qoridda Xarfaha Waaweyn

Maalinta 7aad: Qaad Shahaadada 1aad

Maalinta 8aad: Qoridda Xarfo waaweyn

Maalinta 9aad: Baro Nambarada 0 illaa 9

Maalinta 10: Baro Calaamadaha @#$%^&*()-+[]{}

Number

Earn a certificate

Add this certificate to your resume to demonstrate your skills & increase your chances of getting noticed.

selected template

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet

Want to receive push notifications for all major on-site activities?