About Course
Koorsadan kadib waxaad awood u yeelan doontaa inaad sameysato Tool Website adiga kuu gaar ah, kana hesho dakhli fara badan.
Sidoo kale:
-
Waxaad u sameyn doontaa tool website dad kale, adigoo ka kasbanaya lacag joogto ah
-
Waxaad si qoto dheer u baran doontaa sida loo dhiso SEO-friendly website, si website-kaagu uga muuqdo bogagga hore ee Google
📌 Waxa aad si buuxda u baran doontaa:
-
Sida loo sameeyo Tool Website
-
Sida lacag looga sameeyo website-yada
-
Sida adeeg loogu sameeyo dadka kale
-
SEO Website Building (bilow ilaa heer sare)
🔁 Koorsadani waa mid si joogto ah loo cusbooneysiin doono (Regular Updates)
Mar kasta oo farsamo cusub, tool cusub, ama isbeddel yimaado, waxaad heli doontaa update-yo cusub adigoon wax lacag ah bixin.
Koorsadani waxay kuu tahay maalgelin mustaqbalkaaga online-ka ah 🚀
Tool website Course
Course Content
Tool Website Part #1
-
Lovable ai Setp 01
-
prompt step 2
00:00 -
Created the website Step 3
00:00 -
Prompt ladag
Tool website Part #2
Earn a certificate
Add this certificate to your resume to demonstrate your skills & increase your chances of getting noticed.