Sale!

Facebook Content Monetization Course

Original price was: $70.00.Current price is: $19.00.

Category:

Description

Haddii aad hore u lahayd Facebook Page, ama mid cusub koorsadan waxay si gaar ah kuu baraysaa sida Content Monetization loogu furo page-kaas adigoon mid cusub bilaabin.

Waxaad si faahfaahsan ugu baran doontaa:

  • Sida loo hubiyo in page-kaagu u qalmo Content Monetization

  • Sida loo saxo khaladaadka iyo xayiraadaha (policy issues) ee kaa hor istaagi kara monetization

  • Sida content-kaaga loogu waafajiyo shuruudaha Facebook

  • Sida si sax ah loogu codsado oo loo hawlgeliyo monetization tools

  • Sida loo kordhiyo followers, views, iyo watch time si page-ku u noqdo mid lacag sameeya

📌 Muhiim:

  • Looma baahna page cusub

  • Waxaad ka shaqeynaysaa page-ka aad hadda haysato

  • Wax walba waa step by step

  • 🔁 Koorsadu waa mid si joogto ah loo update-gareeyo

Koorsadani waxay kaa caawinaysaa inaad page-kaaga hore u beddesho il dakhli 💰🚀

Facebook Content Monetization Course

Reviews

There are no reviews yet.

Be the first to review “Facebook Content Monetization Course”

Your email address will not be published. Required fields are marked *