Description
Koorsadan waxaad ku baran doontaa sida loo dhiso mashaariic (projects) kala duwan adigoo adeegsanaya WordPress, oo ay ka mid yihiin:
-
Ecommerce Website
-
E-Learning Website
-
Blog Website
-
News Website
-
Restaurant Website
-
Hotel Booking Website
Casharrada koorsadan si joogto ah ayaa loo cusboonaysiin doonaa (updated) si aad mar walba u hesho aqoon cusub oo la jaanqaadaysa suuqa.
⚠️ Fiiro gaar ah:
Helitaanka koorsadan wuxuu kuu furnaan doonaa kaliya 3 bilood, kadibna access-ka waa kaa dhammaan doonaa.
WordPress course Af-somali 2026




Reviews
There are no reviews yet.